Kelly Rowland: xiliyada qaar waa in aad muujisaa Labiskaada

Kelly Rowland: xiliyada qaar waa in aad muujisaa Labiskaada


Fanaanada caanka ah ee Kelly Rowland ayaa sheegtay xili ay dhaxmaraysay Bartamaha Magaalada NY in staylkaada oo aad soo saarto badinayo macmiiladaa ama tageeradaada ayay tiri iyadoo ula jeeday in libiska ruux kasta si ugu soo baxo .

Fanaanada ayaa soo xiratay Jaaket midow ah waxa ayna wadatay gaari nuucii u danbeeya ah hayeeshee waxa ay tilmaamtay in loo baahan yahay in xiliyada qaar samaysaa ismuujin si dad badan kuu aqoonsadaan ayay tiri Fanaanada.

Libiska Kelly Rowland ayaa soo jiitay dad badan waxa ayna fanaanada ay soo saartay albuna kala duwan hayeeshee waxaa lugu xasuustaa Xaflad 2008dii ka dhacday LA oo ay ku dhinteen 30 ruux kidib markii is buurteen xili bandhigaa ka qaybgalayeen.


_______________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:53 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada