Nin Waalan Baa Wuxuu Ugu Soo Galay Gurigiisa, Xaaskiisa Oo Nin Kale La Jiifto (iLLa QosolKa Maanta kkk).

Nin Waalan Baa Wuxuu Ugu Soo Galay Gurigiisa, Xaaskiisa Oo Nin Kale La Jiifto (iLLa QosolKa Maanta kkk).

Nin waalan baa wuxuu ugu soo galay gurigiisa xaaskiisa oo nin kale la jiifto, ninkii waalnaa bistoolad ayuu lasoo baxay wuxuuna ku dhahay xaaaskiisa,
“Qolka kabax ninkaan iyo anigane isku keen daa” kadib ninkii ayuu wuxuu kudhahay
“Waryaa maxaad ula seexatay xaaskeyga?”
Ninkii baa kujawaabay “Xaaskaaga way i jeceshahay.”

Ninkii walnaa baa dhahay, “Waayahay hadey kujeceshahay labo xabad ayaan kor uridaa adiga iyo anigane waxaan iska dhigeynaa dad dhinteen kadib aan aragno ninkey jeceshahay oo ay ku dul ooyso”

sidii ayey sameeyeeen labadii nin.

Ninkii waalnaa xaaskiisi baa maqashay xabadihii waxeyna is dhahday bal fiiiri yay kudhacday xabada waxeyna aragtay labadaan nin oo dhulka yaalaan.

Naagtii baa dhahday, “Faarax armaajada kasoo bax labadaan doqon wey is dileenee”  

_______________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:44 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada