Nin Yahuudi ah labadiisa gabar uu dhalay oo Muslimaat ah ku taageeraya in ay qaataan xijaabka .

Nin Yahuudi ah labadiisa gabar uu dhalay oo Muslimaat ah ku taageeraya in ay qaataan xijaabka .

Layaabka caalamka ayaa noqotay kadib markii la arkay aabe Yahuudi ah mulxid ah  hadane usii dheertahay mabaadiida shuucinimada  in  labadiisa gabar uu dhalay oo Muslimaat ah ku taageeraya in ay qaataan xijaabka.

Dalka France ayaa hore uga mamnuucay in schoolka aan la soo qaadan karin wax xijaab ah taas oo xad gudub ku ah dadka heesta diinta Islaamka.

Aabahaan oo diin ahaan ka duwan labadiisa gabar ayaa layaab ku noqotay in uu difaaco uu garab istaago sidii labadiisa gabar ee muslimaatka u sii wadan lahaayeen xijaabka.

Gabdhaha uu dhalay aabahaan Yahuudiga ah ayaa lagu kala magacaabaa  Leyla iyo Alma, mid kamid ah tv yada dalka France oo wareesi layeelanay ayaa mid kamid ah gabadha waxay sheegtay in aaba yaal badan ay ilmahooda raali oga noqdeen in ay isticmaalaan mukhaadaraad sidoo kale ay jiraan dumar jirkooda ka ganacsada oo aan aabayaashooda ama waalidiintooda waxba u arkin oo loo ogol yahay balsa waxay layaabtay hadii ay qaadato xijaabka in loo diidayo eena tahay wax caqliga kabaxsan.
 
_______________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada