Muhanad oo noqday Jilaaga ugu taageeraha badan Dalka Turkiga.

Muhanad oo noqday Jilaaga ugu taageeraha badan Dalka Turkiga.

Jilaaga caanka ah ee Kivanc Tatlitug balse ku caan baxay magaca Muhanad ayaa noqday atooraha ama jilaaga ugu shacbiyada badan Dalka Turkiga, isagoo galay kaalinta koobaad ee jilaaga sanadka 2012-ka, waxaana isla sanadkan laga qoray 3310 oo isugu jira warar iyo maqaalo xiiso badan.

Mohanad ayaa tartankan kaga guuleystay gabadha Perrin SAT oo ah gabadha la jishay filimka ama musalsalka Al Cishqu Mamnuuc, iyadoo gabadhan ahayd jilaada ugu mushaarka badan turkiga,waxaana Perrin SAT laga qoray sanadkii tegay 2543 oo maqaal iyo war ka kooban.
Jilaaga Muhanad ayaa taageero aad u badan ku leh dalkiisa Turkiga, waxaana sidoo kale si waali ah looga taageera dalalka carabta oo aad looga xiiseeyo filimadiisa_______________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:20 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada