Qabowga Barafka Iyo Jacelka Yaa Xanuun Badan New Somali Song Jaceylka oo Waji cusub la soo baxay Daawo Video

Qabowga Barafka Iyo Jacelka Yaa Xanuun Badan New Somali Song Jaceylka oo Waji cusub la soo baxay Daawo Video

deeqa lulu

Dalalka Yurub waxaa Gawaaridii iyo goobihii ganacsiga qariyay Baraf xoogan oo halkaas ka socda kaas oo wata Dabeeylo iyo Qaboow dadka ku qasbay in ay banaanka iskaga cararaan kuna ekaadaan guryahooda iyo halka ugu dhaw ee looga bad baadi karo Qaboowga Barafka dhacaya .

Arinkaas Qiso ka badalan waxaa wato Dhalinyaro Soomaaliyeed oo soo bandhigtay Muuqaal ay ku sheegayaan in Qaboowga Barafka iyo dhaxanta jirta uu ka xanuun badan yahay Jaceeylka Lafaha gala ee iyaga asiibay (Cajiib).

Waa markii ugu horeeysay inta Taariikhda la ogyahay oo uu Shukaansiga Jaceeylka Dhalinta Soomaaliyeed u weecdo dhanka Barafka iyo Qaboowga.


Erayada ay adeegsanayaan Dhalintaan Soomaaliyeed hadaad fiiriso oo aad cabirto waa erayo xambaarsan ujeedo Jaceeyl waliba ka hadlaya meel dheer maadaama Qisadaan lagu sheegay mid xaqiiqo ah oo dhacday.

Baraf Love lagu qoro weli sooma marin Fanka Soomaaliyeed waxaana xaqiiqo ah dadka xushmeeya Qisooyinka Jaceeylka in ay soo dhaweeyn doonaan Muuqaalkaan cusub maadaama Soomaalida ay taqaan Jaceyl Waraaq & Qalin lagu sawiro balse hada la arkay mid Baraf lagu sawiraayo (Yaab)

Halkaan ka Daawo Cajiibkaan cusub iyo Jaceeylka Barafka oo laga qeeyliyay

_______________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada