50 Cent oo Soo Saray Bug uu Kaga Hadlayo Taariikh Nololaydkiisa

50 Cent oo Soo Saray Bug uu Kaga Hadlayo Taariikh Nololaydkiisa

Fanaanka 50 cent ayaa soo saaray bug uu kaga hadlayo nolashii uu soo maray waxa uuna sheeegay in nolashii uu soo maray ay ahayd mid aad u adag hayeeshee waxa uu tilmaamay in uu ka soo bad baaday .

Fanaankaa oo leh tagaeeryaal badan ayaa tilmaamay in nolashiisa xiliyada qaar aay aad u adkayd uu ku soo koray waxa uuna sheegay in xili kasta ku riyoon jiray in maalin uun heerkaa oo maanta jooga gaari doono .


Buugaa ayaa qoraalada ku qornaa waxaa ka mid ahaa in nolasha dulqaad u baahan tahay oo aysan fiicnayn in la fududdaysto sida uu sheegay waxuuna ka digay in mustqabalka qofka si shalan isku dhaafiyo .

50 ayaa lugu xantaa in waagoo yaraa ahaa nin shida badan oo gaangis ah islamarkaana loo haysto kiisas badan oo galay sida in uu dhawaacyo u gaystay Fanaaniin kale waxana fanaanka la xiray dhoor jeer iyadoo dinbiyo lala xariirinayo .

_______________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada