Qiso Aad Ii Saamaysay Igana Murjisay Waxaana jeclaaday In Aan Idiin Soo Gudbiyo (Ku Waano Qaado Walaalka Muslimka ahow)

Qiso Aad Ii Saamaysay Igana Murjisay Waxaana jeclaaday In Aan Idiin Soo Gudbiyo (Ku Waano Qaado Walaalka Muslimka ahow)


Qisadaani waxay ku dhacady wiil, waxa uu yiri wiilkaani waxan ku jiray waqtigii qaan gaarka ama shabaabnimada waxn aad u jeclaan jirat banaanka waan necbanan jiray in aan joogo gurigaa balnba balan ayay isku kay dhiibi jirtay waxaan ku soo laaban jiray guriga waqti danbe hooyaday aad ayaya iigu qaylin jirtay wana dhibsan jiray hadalkeeda ayadan walawal iyo hurdo la,an ayaa ku dhici jirtay.

Anigana waxan iska ilaalin jiray in aan guriga kulaabto iilaa ay ka hurodo hooyo waxay gaartay heer ay iska seexato lakiin warqad ayaya ii qori jirtay oo iigu dhajin jirtay kushiinka hortiisa oo ay ku qorantahay cuntada meeshay ii taalo iyo nuucay tahay waxaan saas ku socdo oo habeenkiina iska wareegaayo maalintiina iska hurdadaba heer waxay gaartay hooyaday xataa in ay warqada iigu soo qorto dharka kaawasaqa ii soo dhig bananka si aan kuu dhaqo subixii.
yaa alaah layaab badaana …..
Waxa u dhahay habeenkii danbe ayaan waqti hore guriga ku soo laabtay mase waxaa ii dhagsan warqad aad in laygu baahanyahay ay ku qorntahy laakiin waqti aan ku sii aqriyo ma haysan oo hurdaa i ahaysay banaanka ayana ka soo casheeyaya oo cunto uma baahneeny sariirta ayan toos u tagay aniga oo aan aqrin waxa ku qoraa hurdada ihaysay darteed waxaan hurdaba subixii aya waxa isoo galay aabahay oo ooynaayo hurdadii ayuu iga kiciyaya misane waxa uu idhahay hooyadaa waa dhimatay illaah ha u naxariisto iilaa laga duugaayaya waan ooynayay wan ku dhaganaay lakiin.

Maxay taraysaa markay dhimatay kadib oohin ..waxa uu dhahay waxan ku soo labaty gurigii galabkii markii laduugay kadib waxan ku aruuray sariirtii murug iyo naxdin iyo shalayto lakiin si dadgdag eh aya waxaa igu soo dhacaday warqadii aan kaseexday xaly aniga oo an aqrin hurdo dartee waxan aday kushiinkii wan soo qabtay waana aqriayaya waxaana ku qornaa hadal kaduwan kii hore oo eh hooyo guriga haada ku soo laabto ikici wayo waxaan dareemayaa xanun si aad isbitaal iigu qaado.

Oohin iyo murug aan xad lahayn ….. walidka waxay nagu leeyihiin ixsan inta ay dhiman ka hor ka fiirsada sida aad ula dhaqmaysaan.

[وقضى ربُكَ آلآ تعبدوا إلا إياه وبالوالدين إحسانا].


_______________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada