Ronaldinho OO Markale loo Wacay iyo KAKA Oo Layska ilaaway ( Warbixin)

Ronaldinho OO Markale loo Wacay iyo KAKA Oo Layska ilaaway ( Warbixin)

Macalinka Xulka Qaranka Brazil  luiz felipe scolari  ayaa dib ugu soo  yeeray mucjasadii kubadda cagta ee Ronadinho, inoo markale kamid noqdo xulka kubada Cagta Brazil ee bisha soo socoto  ciyaar saaxibtinimo  ay dhexmari doonto xulka wadanka Egland.

Ronaldinho ayaan muddo badan qaranka looga yeerin lknse markan tababare scolari wuxu wali ku tuhmayaa in wiilki hore ee barcelona ay wali ku harsan yihin qaybo kamid ah xirfadihiisi kubadda cagta.


dhanka kale macalinka xulka brazil wuxuu iska ilaaway inuu usoo yeero laacibka mustaqablkisa uu muranka Hareereeyey  ee KaKa, isago u sasababeeyey inuusan wax badan u safan kooxdiisa madrid iyo in mustaqbalkisa ciyaareed uusan wali caddayn.


_______________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:07 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada