Shabaab oo daldalay Dens Alex oo sedax sano ka badan gacantooda kujiray (goorma ladilay).

Shabaab oo daldalay Dens Alex oo sedax sano ka badan gacantooda kujiray (goorma ladilay).


Kooxda Shabaab ayaa waxa ay maanta shaaciyeen in ay daldaleen sarkaalkii faransiiskaahaa ee gacantooda kujiray ilaa 2009-kii xilligaas oo ay Kuqdisho ka afduubteen.


Al-shabaab ayaa waxa ay sheegeen in Dens Alex ay khaarijyen kadib markii maxkamadoodu xukuntay in uu arinkiisu uu dil uu yahay.

Dens Alex ayaa Faransiisku waxa ay isku dayeen in ay ka bad baadiyaan Shabaab hasa yeeshe arinkaasu guul darro ayuu ku dhamaday howl-galkaasi waxa uuna soo dedejiyay in Shabaabku ay del delaan sarkaalkaasi oo kamid ahaa sirdoonka dalkaasi.

Shabaab ayaa del delida ninkaan ku cadeeyay warsaxaafadeed ay soo saareen kaas oo ay ku muujinayeen in ay khaarijiyeen Denis Alex shalay maqribkii.

Sarkaalkaasi Faransiisku waxa ay horay u sheegeen in uu ku dhintay weerarkii fashilmay ee lagu soo badbaadin lahaa, hasa yeeshee Shabaab arintaasi waxa ay ku sheegeen been abuur.

Si kastaba deldelaadaan ayaa waxa ay soo afmeeree arintii Dens Alex oo sedaxdii sano ee tagtay aayihiisa aan si toos ah mustqabalkiisa meel loogu sheegi Karin maadaama uu gacanta ugu jiray urur aduunka argagaxiso looga aqoonsanyahay.


_______________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:21 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada