Warqada Digniin Ah Oo Xalay Lagu Daadiyay Magalada Marka

Warqada Digniin Ah Oo Xalay Lagu Daadiyay Magalada Marka

Ila Madax Banaan Oo Laga Helaya Magaaladda Marka ee Gobolka Sh, hoose ayaa sheegaya in halkaasi habeennimaddii xalay lagu daadiyay Waraaqado Hanjabaad ah.

Sida Mid Kamid Ah Dadka Deegaanka Uu Sheegay Waraaqahan ayaa loogu hanjabo Ganacsatada ku ganacsatada gudaha Magaaladaasi Marka.
Islamarkaane waraaqahaasi ay ku qoran yihiin hanjabaad ku aadan Ganacsatada oo loogu sheegayo inay joojiyaan wax ka iibinta Ciidamada Dowladda Soomaaliya.


Waraaqaha ayaa waxa ku sawiran astaanta Kooxda Shabaab oo ay kamid yihiin Bustoolado iyo Bam waxaana taasi ay muujinaysa in ay waraaqahaasi Magaalada ku daadiyeen Kooxda Shabaab Dagaalyahano katirsan.

_______________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:38 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada