Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Soomaaliya Oo Shacabka Ku Amaanay Sida Ay Dowladiisa U Garab Istageen

Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Soomaaliya Oo Shacabka Ku Amaanay Sida Ay Dowladiisa U Garab Istageen


Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha dalka Soomaaliya ayaa shacabka Soomaaliyeed uga mahadceliyay garab istaagida dowladda cusub ee dalka Soomaaliya.
Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in hadii aysan shacabka Soomaaliyeed aysan garab istaagin Dowladiisa cagaheeda istaagi laheyn.
Xasan Sheekh Maxamuud Wuxuu sheegay in guud ahaan shacabka Soomaaliyeed uu udiraayo hambalyo ku aadan garab istaagida Dowladda,isaga oo sheegay in hadafka uu yahay in la gaaro Soomaali oo midoowday.
Ugu dambeyn Madaxweynaha dalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa usheegay shacabka Soomaaliyeed Dowladda inaysan aheyn KMG balse ay tahay Dowladd rasmi ah oo Soomaali ay leedahay isaga oo intaasi raaciyay hadalkiisa in ujeeda ay ka lahaayeen caalamka ay ka heleen.
Dowladda Soomaaliya ee uu hogaamiyo Xasan Sheekh Maxamuud ayaa iminka ku dadaalaysa inay kasbato shacabka Soomaaliyeed kuna dadaasho ammaanka Gobalada iyo caasimada Muqdisho.


_______________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:48 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada