Mucjiso Gabar habiinkii arooskeeda la ogaaday inay walalkeed uur Uleedahay !!!!!!!

Mucjiso Gabar habiinkii arooskeeda la ogaaday inay walalkeed uur Uleedahay !!!!!!!


Gabar u dhalatay Dalka masar oo 22 sano jir ah deganna xaafada shibra oo ka tirsan Gobalka Qalyuubia oo 50Km u jira Caasimada Dalka Masar ee Qaahira ayaa habiinkii arooskeedii la ogaaday in ay uur labo biloda u leedahay walaakeed oo 28 sano jir ah.
Habiinkii markii xaafadii loo soo guuriyay ayaa ninkii guursaday gabadha dareemay in ay ka muuqdaan astaamaha uurka (walac) markaas ayuu u waday dhaqtar baaritaan ku sameeya.
Dhaqtarkii ayaa ogaaday in ay gabadhaani uur labo bilood ah leedahay kadib baaritaankii.
Arintii ayaa faaftay oo gaartay meel walba oo ay ku jiraan qaraabadii gabadha iyo dhamaan dadka deganka.
Markii la weydiiyay gabadha cidda ay uurka u leedahay ayay sheegtay in walaalkeeda ku hooyo iyo aabe ah u leedahay uurka uuna xoogay dhowr jeer balse ay ayadu ka qarisay wiilka ay go`aanka ku gaareen in ay is guursadaan.
Gabadha ayaa sheegtay in uu wiilka ay walaalaha ahaayeen uu dhowr jeer uu usoo galay qolkii ay ka deganeed gurigooda uuna ku qasbay in ay dharka iska saarto hadii kale uu dili doono hase yeeshee cidna ma ogaysiin arintaan ayadoo ka cabsanaysay ceebta iyo fool xumada kazoo gaari karta walaalkeed iyo eheladeeda sidaasi darteedna ay uga qarisay ilaa ugu danbayn uu ogaaday ninkii ay is guursadeen habiinkii ay aqal galayeen.
Wakiil dhanka amanka degankaas aya ku amray in lasoo qabto wiilkaan oo lagu magacaabo MUBIID MUXAARA oo la horkeeno sharciga lagu qaado danbiga uu ka galay walalshiis.

Fadlan Like Iyo Share si aad asxaabtada inTa internetka iSticmaasho ugu gudbiso Jazakallah
_______________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:18 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada