Aamir khan oo sedax jeer oo isku xigta ku guulaystay actarka ugu fiican Actarda Hindiya

Aamir khan oo sedax jeer oo isku xigta ku guulaystay actarka ugu fiican Actarda Hindiya

Actarka Weyn ee reer Hindiya Amir Khan oo looga yaqaano Shirkada Filimaanta Bollywood mudanahii saxda ahaa oo macno ahaan loola jeedo nin aan khalad galin .

Amir khan ayaa noqday actarka filimaantiisa sheekooyinkooda ka turjumaan dhacdooyin dhab ah oo jira oo aan meela awaal ahayn sida lugu qeexay qoraalo kala duwan oo bollywoodka ka soo baxay .

Xiddigaa ayaa noqday actarka filimaantiisa ay aad u xiiseeyaan dadka ku xiran shirkadaha Filimaanta waxuuna Actarkaan oo ah nin muslim ah la sheegay in uu filimaantiis ku saleeyo dhacdooyin jira asigoo dhoor filim uu soo saray asiga qoraa ka ahaaa.

Actarka Amir khan ayaa iminka ku sugan Dalka Uk waxa uuna halkaa la sheegay in uu joogo hordhaca Filim cusub oo doonayo in uu dhawaan soo saaro kaa oo la sheegay in qorshahiisa uu wado .
_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:45 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada