Aishwarya Rai oo bilowday Wacyigalin lugu dhiirigalinayo Dumarka

Aishwarya Rai oo bilowday Wacyigalin lugu dhiirigalinayo Dumarka


Actarda caanka ah ee Aishwarya Rai ayaa ka bilowday Magaalada New Dalhi barnaamijyo wacyigalino ah oo lugu dhiirigalinayo dumarka Dalka Hindiya islamarkaana looga soo horjeedo waxyaabaha tacadiga ku ah Dumarka .


Aishwarya ayaa sheegtay in Dumarka dalka hindiya ay tacadiya kala duwan kala kulmaan mararka qaar raga islamarkaana dhibaatooyinkaa ay waxyeelooyin xoogan ay ka soo gaarto hawaynka kala duwan ee Dalka hindiya ku nool.

Barnaamijkaa wacyigalinta ah ee Actarada hindiga ay wado waxaa soo dhawayay Hawayn ka dalka waxa ayna tilaabadaa ku tilmaameen mid hormar ah oo loo baahnaa in lugu dhaqaaqo .


Wacyigalintaa ay Actarada iminka bilowday ayaa ku soo aadaysa xili sanadkii la soo dhaafay sara kac sameeyay xad gudubyada loo gaysto dumarka waxana dhacdadii u danbaysay u dhintay Gabar dhalinyara ahayd oo kooxa dhalin yara ah xoogayn .


_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada