Akshay Kumar oo Filimkisii u danbeeyay ku khasaaray

Akshay Kumar oo Filimkisii u danbeeyay ku khasaaray


Actarka wayn ee Akshay Kumar ayaa lugu soo waramayaa in filimkisii u danbeeyay uu ku khasaaray kidib markii ay ka soo gashay lacag aad u yar markii cel celis lugu sameeyay intii Filimkaa gadantay dhaqaalo yar noqday .

Filimkii u danbeeyay Actarkaa uu soo saaro oo ahaa filim iskugu jira jacayl iyo Qosol Qosol ayuu sheegay in wax soo saarka filimkaa uu yaraa waxuuna tilmaamay in lacago badan aysan uga soo xeroon.

Xiddiga ayaa ah mid filimaantiis aad loo xiiseeyo waxaana uu ku leeyahay Dalka hindiya taageera yaal badan asigoo soo saaray Filimaan badan oo caan ka ah Bolloywoodka kuwaas oo aad looga jacayl yahay .

_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada