Drake oo Iska diidaay in uu ka tumo mid ka mid ah nightclub Hollywood xili Chirs Brwon gudaha Club ku sugnaa

Drake oo Iska diidaay in uu ka tumo mid ka mid ah nightclub Hollywood xili Chirs Brwon gudaha Club ku sugnaa


Fanaanka Drake ayaa iska diidaay in uu ka tumo mid ka mid ah Clubyada ugu wayn Hollywood LA xili gudaha Club uu ku sugnaa Fanaanka Chirs Brwon oo ka mid ah Fanaaniinta aadka loogu jacayl yahay Dalka Maraykanka .

Inkastoo aan si dhab ah loo xaqiijin Karin waxa uu ku diidan yahay ayaa hadana dadku waxay is waydiinayaan sababta ka danbaysay in uu gudaha Clubkaa uu galo xili Fanaaniin caan ah ku sugnaayeen.

Chirs Brown ayaa laga soo xigtay in uusan garanayn waxa uu Fanaanka Drake uu diiday in uu gudaha soo galo hayeeshee waxaa loo badinayaa in ay isku dhacsan yihiin Fanaanka Chirs oo la aaminsan yahay in asbuucii hore is afgaareen Labadaa Fanaan.

Xaruntaa Bandhig lugu qabtay oo ahayd xarun Lugu caweeyo ayaa sanadkii hore labada Fanaan Chirs iyo Fanaanka Darake waxxaa ku dhaxmaray dagaal sabaab u noqday in aay dhulka la simaan dhlooyin badan oo halkaa yiilay .


_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada