Beyonce iyo JAY-Z oo u dabaal degaya Maalinta jacaylka aduunka

Beyonce iyo JAY-Z oo u dabaal degaya Maalinta jacaylka aduunka

Labada Fanaan ee Lamaanaha ah ee Beyonce iyo JAY-Z ayaa u dabaal degaya maalinta jacaylka aduunka oo manta aduunka oo dhan si wayn looga xusayo maadaama ay ku began tahay 14 FB oo loo aqoonsaday maalinta jacaylka aduunka .

Fanaanada Beyonce iyo Gebadheeda yar saygeeda JAY-Z ayaa si wada jir ah waxay u dhiganayaan xaflad wayn oo ay maalintaa ku xusayaan taa oo ay ku casuumeen Fanaaniin kala duwan si malinta faraxadeeda ula qaybsadaan .

Fanaanka JAY-Z ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay in uu arko asiga iyo xaaskiisa iyo gebdhiis yar oo si wada jir ah u xusaya maalintaa Jacaylka aduunka oo aduunka oo dhan laga xusayo waxuuna u hanbalyay dhamaan dadka is jacayl ee dunida ku faafsan .
_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada