Chris Brown oo looga yeeray Maxkamd ku taala Virginia

Chris Brown oo looga yeeray Maxkamd ku taala Virginia


Fanaanka Chris Brown ayaa loo haystaa dacwad la xariirta in uu si xad ka baxa u kaxeeyay gaari xili uu ka ambabaxay Mgaalada NY kuna sii jeeday Gobalka Virginia.

Fanaanka ayaa goor sii hoarysay iska diiday eedayntaa loo haysto laakiin Booliiska ayaa baaritaano ay sameeyeen ku soo helay cadaymo muujinayo waxyaabaha lugu soo eedeeyay waxana taa ay keentay in dacawadiisa la balaariyo sida uu maanta soo daabacay TMZ.

Maxakamad ku taala Gobalka Virginia ayaa u yeertay maanta oo Arbaco ah in uu si deg deg ah ku yimaado waxana la sheegay in kiiskaa oowgiis loogu yeeray walow Chirs uu ku adkaysanayo waxyaabaha lugu soo eedeeyay in aysan sax ahayn waxuuna sheegay cadaymaha ay haystaan in ay yihiin kuwa hore .

Fanaanka ayaa sidoo kale waxaa laga yabaa in uu ganaax xoogan mutaysto maadama sida la sheegay uu buriyay amar booliiska siiyeen oo ka dhega adeegay kidib markii amar lugu siiyay in uu gaariga istaajiyo balsa waxaa la sheegay in uu xoog ku dhaafay bar kontorool oo ay joogeen.

_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada