Ranbir Kapoor jacaylka aan hooyaday u qabo waa mid xad dhaaf ah

Ranbir Kapoor jacaylka aan hooyaday u qabo waa mid xad dhaaf ah


Actarka ka tirsan Actarada Bolloywoodka Dalka Hindiya ayaa ku soo daabacay boga uu inter netka ku leeyahay erayo uu ku muujinayo jacaylka oo u qabo hooyadiis oo la yiraahdo Neetu Kapoor.

Actarka ayaa sheegay in hooyadiis ay u soo martay dhibaato wayn xiligii uu ku guda jiray marxaladiisii koriinka waxuuna sheegay in maamadiisa ay tahay laf dhabarka nolashiis islamarkaana uu hooyadiis u hayo jacayl xad dhaaaf ah oo aan la soo koobi Karin.


Actarka ayaa qoraalka uu soo dhigay Internetka waxaa tageeray 72% hawayan kuwaa oo sheegay in ay tahay wax fiicaan in dib loo xasuusto kaalinta hawaynka ku leeyihiin xanaanaynta caruurta xili marxalada koriinka ku jiraan .

Dadka booqday webkaan oo lugu qiyaasay 24000 oo ruux ayaa badankood waxa ay sheegeen in ay aad ula dhacsan yihiin fikirka ka soo baxay actarka waxa ayna sheegeen in ay soo dhawaynayaan .

_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada