Ciraaq: Soddon qof oo qarax ku dhimatay

Ciraaq: Soddon qof oo qarax ku dhimatay

Masuuliyiinta Waqooyiga Ciraaq ee magaalada Kirkuk ayaa sheegay in in ka badan soddon qof ay ku dhinteen laba qarax baabuur xarunta boliiska.
Ilaa toddobaatan qof ayaa ku dhaawacantay qaraxa sida ay sheegeen masuuliyiinta dabdamiska.
Wariyaha BBC ee Baqdaad ayaa sheegay, in markii u qaraxa dhacay kadib in laba nin oo xiran dharka boliiska ay isku dayeen inay bambaano ku weeraraan xarunta boliiska.
Boliiska ayaa dilay labada nin. Isgaarsiinta waddanka ayaa qasaaro ka soo gaaray qaraxa 
._________________________________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:11 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada