Layaabka’ Nin Aan wax Luga Ah aan Laheyn oo Sameynaya waxa ay dadka kale aysan Sameyn karin. (SAWIRO YAABLEH)

Layaabka’ Nin Aan wax Luga Ah aan Laheyn oo Sameynaya waxa ay dadka kale aysan Sameyn karin. (SAWIRO YAABLEH)

Waa nin 24-sano jir ah waxa uu kasoo jeeda Qoys hantiilayaal ah noloshiisuna waa mid aad u sareysa, Sida Qoraalka Wargeyska laga soo xigtay waa nin jecel inuu noqdo Macalin Iskuul gaar ahaan waxa uu jecel yahay inuu macalin u noqdo sida Caruurta iyo dhalinta ka yar 15-sanno.

Kuma uusan soo noolan nolol adag waxa uuna jecel yahay had iyo jeeral inuu dheelo kubadda ‘’Kolayga’’ sidoo kale waxa uu daneeya inuu mar waliba uu qaado biraha cul-culus si uu jirkiisa u dhiso Hayeeshee dadka Asxaabtiisa oo aad u badan ayaa mar waliba ku dhiira galiya inuu iska dhaafo cayaaraha isaguna kama helyo inuu ahaado guri jooge ama fadhiit.

Si kastaba ha ahaatee waxaa nagu waajibtay inan Eebe ama Alle u shukrino mar waliba marka aan aragno Muuqaalka Ceynkaani ah.





_________________________________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:41 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada