Daawo muqaal naxdin leh gabar somaliyeed oo la sixray in muda ah leeska heestay

Daawo muqaal naxdin leh gabar somaliyeed oo la sixray in muda ah leeska heestay


Daawo muqaalka naxdintaleh gabar Somaliyeed oo ka shekeysan arin ku dhacaday oo  dhab ah xaqiiqna ah una bahan in aad ka foojigaan sida ay inoo shegeyso walaasheena sharaftaleh.
Gabadhan aad u jedaan waxay ku noleed wadanka holand oo ay dageen mudo dheer ,
balse maalin maal maha ka mid ah ayeey waxay raacday gabdho ay isku gropp ahayeen balse maxaa ku dhacay gabadhii somaliyeed hadaba arintan oo aan hordhaca aan u sameyay aniga oo ah  abuukar jaliil waxan idinka codsanayaa in aad nala dawataan meel waliba oo aad dunida ka jogtaan.
Hana aminin qof aan kugu diin aheyn waligaa wayo waxuu yahay garan meyside ee ka foojignow hadii aad tahay gabar ama wiilba.

Riix halkaan Ee Daawo muqaalka

 




_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada