Gabadhaay Guurka makaa dahay Hadaba iga qabso taladan aad dhaqso guursatide

Gabadhaay Guurka makaa dahay Hadaba iga qabso taladan aad dhaqso guursatide


Gabaryahay hadii uu guurka ka dahay waxan ku haya talo ku roon hadii aad ku dhaqaado ay ku tahay in aad sida ugu dhaqsiyaha badan aad u garato miraha macaan. Ee hadaba  habkaan aan ku tirin dono ku dhaqaaq waxana ka
codsanayaa in aad fariin ha wada aad isoo marsiin doonto markad ku guuleysato qodabaan aan ku shegi doono.
Maxay tahay qodo badan.
Markaad wiilka is baratan soo dhaweyn kal iyo laab ah oo aan loo mel dayin ku soo dhawey.
Xishood badan muuji oo noqo gabar iska adag mar waliba oo xishood badan.
Adiga hadii aad aheed gabar warbadan gaa gaabso ninmanku waa neceb yihiin naagta war badan wana uu is weydinayaa ee ku jiifo kuna soo kac gabaryahay.
Markasto dhageeysto noqo garoonka asiga ha qabsado kuna dheh ishekey balse adigane erayo laabtiisa soo jiita ku dheh sida macaane iyo  erayo ka sii macaan.
Markaad balan taan ha goynin balse balantiinu ha ahaato mid meel ku saleysan ama moow duuc laga halayo.
Hadyo u geey sida waxad awoodo oo asigane an facaya uu kugu xasuusto.
Ka ilaali erayo dhibaya laabtiisa oo  aan u wanaag saney.
Udir fariimo jaceyl ah oo aad u fikirtay adiga oo racinaya erayo macaan.
Xiliga aad ku jirtaan xariirka ha dhibsan oo dadal samey waad dhefsan doontaa.
Hadii uu kugu kaco asiga ha xanaqin adigane  isku day in aad dajiso sxbkaga  .
Ogow in uu dad oo idil kaga dhow yahay sxbkaga.
Intaas ayaan ku soo gaba gabeyay  wabilaahi toqfiiq

_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada