Daawo Sawirada Gabar 38-sano lugaheeda oo bararan u socon la’eed oo hada kufaraxday daawo loo helay cudurka haya.

Daawo Sawirada Gabar 38-sano lugaheeda oo bararan u socon la’eed oo hada kufaraxday daawo loo helay cudurka haya.


Mandy Sellars ayaa waxa ay tahay haweeney 38 sano jirta oo intii ay jirtay aan helin caafimaad ay ku socan karto iyada oo lugeeheedu sii bararanyeen maalin waliba.

Gabadhaan oo u dhalatay dalka Ingiriiska ayaa waligeed aan helin dawo wax u tari karta cudurka haya iyada oo noqotay gabadhii ugu horeysay oo cudur nuucaan ah oo lagaran waayo uu ku dhacay.

Cudurka hada haya ayaa waxaa lagu sheegay magaciisa Proteus Syndrome kadib markii baaritaan lagu sameeyay waxaana lasheegayaa in markaan ladaaweyn karo maadaama lagartay cudurka waxa uu yahay.

Mandy Sellars ayaa ku faraxday marka ay maqashay in ladaweyn karo cudurka haya maadaama hadii ladaweeyo ay suuragal tahay in ay cagaheeda ku istaagto.











_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:16 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada