Daawo Sawirada Qoys Wada Weersha Ah

Daawo Sawirada Qoys Wada Weersha Ah

Inkastoo Abuurista alle tahay mid gaar isaga u ah ayaa hadana waxaa inta badan dhacda in Waalidku iyo awlaadiisuba meelo badan iska shaabahana maadaama ay yihiin dhal is dhalay.

Soomaalidu waxay tiraahdaa geed walbo dheecaankiisa ayuu dhalaa taasoo lagala jeedo waxa uu qof waliba dhalaa mid isaga shaabaha , Hadaba Dalka Ingiriiska waxaa ku nool qoys ka kooban Shan iyo aabahood kuwaasoo shantuba yihiin Weersho.

Caruurta ayaa badanaa raaca awooda hadba ku sareeyso Abuurka cunuga kuwaasoo u ekaada waalidka midkood ama dhex dhexaad ka noqda , balse Caruurtani wada Weershaha ahi waa kuwa Hooyadood uga daysaday.
Hoos ka daawo Sawiro dhowr ah.


_________________________________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:42 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada