Daawo VIDEO: Arooska aduunka marna ugu qosolka badan, marna ugu naxdinta badan..

Daawo VIDEO: Arooska aduunka marna ugu qosolka badan, marna ugu naxdinta badan..


Habeenka xafladaha arooska ee labada lamaane ay nolosha isu hibeynayaan ayaa lagu arkaa inta badan wax yaabo lala yaabo oo qosol iyo la yaab ah ayadoo aalaaba mowqifyo kala duwan oo aan la filaneynin lagu arko.

Bal halkan hoose ka daawada qeyb ka mid ah aroos yaab badan oo marna qosol badan marna naxdin iyo murugo badan anagoo rajeyneyna in muuqaalkani uu xoogaa dhoola cadeys ah idinka keeni doonoama aad qosolba la daadan doontaan.



_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:28 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada