Fanaanada Haifa Wehbe oo Gurigeeda Tuuga Jabsatay

Fanaanada Haifa Wehbe oo Gurigeeda Tuuga Jabsatay


Fanaanada caanka ah ee ka soo jeeda dalka lubnaan Haifa Wehbe ayaa walaac xoogan ka muujisay dhac kooxa tuug ah u gaysteen gurigeeda xili ay ku maqnayd Magaalada kuwaa oo ka qaatay alaabo guriga yiilay .


Xiddigta reer Lubnaan ayaa la yaab ku noqotay markii ay timid gurigeeda oo la jabsaday habeenimadii xalay kidib markii ay ka soo laabtay Bandhig ay ku qabanaysay Culub ku yaalay Magaalada Beru ee xarunta Lubnaan.


Booliiska aya la sheegay in rag looga shakisan yahay u soo qab qabteen waxana socda baaritaano ay wadaan hayeeshee Fanaanada ayaa tuugadaa ka qaateen Sacaad dahab ahayd iyo Alaaba kale oo qaali ah sida ay u sheegtay Al Youm Al Sabe website.


Ragaan looga shakisan yahay in ay ku lug leeyihiin arintaa ayaa iminka waxaa ku socda baaritaano dheeriya sida uu xaqiijiyay afayeen ka tirsan Ciidamada howlgalkaa kooxaha ku soo qab qabtay .

_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada