Gabar Sagaal Sana Jir Hooyo Ku Noqotay Iyo Qofkii Uureeyay Oo Aan La Garaneyn

Gabar Sagaal Sana Jir Hooyo Ku Noqotay Iyo Qofkii Uureeyay Oo Aan La Garaneyn

Gabadhaan oo ah gabar aad u yar da’deeduna tahay 9 sano jir ayaa dhashay gabar taarikhdu markii ay ku beegneed 27 kii January 2013.

Markii ay foolaneesay hooyadaan ayaa loo qaaday hospital lagu magaabo Zoquipan oo ah mid kamid ah hospitaalada magaalada Jalisco dalka Mexico.

Hooyadaan aadka u da’da yar ayaa lagu magacaaba Dafne, lama ogo ilaa hada ruuxa uurka u yeelay hasa ahaatee police ka dalka Mexico ayaa ku guda jiro sidii ay usoo heli lahaayeen ruuxa uurka uyeelay.

Xaalada caafimaad hooyada iyo cunugteeda yar ayaa lagu soo waramayaa in ay wanaagsantahay, Gabadhaan 9 ka sano jir ku noqotay hooyo ayaa reerkeeda u sababtay in arinta gabadhooda ay ku noqotay mid layaab leh.

sanadka markii uu ahaa 1939 kii ayaa sidoo kale waxaa dhacday dhacdo midaan u qaab eg kadib mark ii ay gabar asal ahaan ka soo jeedo dalka Peru da’deduna tahay 5 sano jir ay dhashay wiil kadib markii lagu sameeyay qaliin.

W/Q: Daalac Daahir Shoot

_________________________________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 11:08 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada