Chris Brown oo ku jaha wareersan kala xulshada Labadiisa Lamaane Rihanna, iyo Karrueche

Chris Brown oo ku jaha wareersan kala xulshada Labadiisa Lamaane Rihanna, iyo Karrueche

Fanaaka Chris Brown ayaa jaha wareer xoogan ka haystaa sidii u kala xulan lahaa Labada Hablood ee jacaylka sida wada jirka ah ugu haya kidib markii habeen hore si lama filaan ah meel galbeedka ka ah Hollywoodka Filimaanta NY ku arkay saxibtiis hore Karrueche oo gacanta haysta nin Cusub.

Fanaanka Chirs ayaa lama filaan ku noqotay arintaa waxa uuna iminka ka fikirayaa sidii uu ka yeeli lahaa Saxibtiis hore Karrueche oo maalmo dhow xariirkoodii dib u soo laabtay kidib markii sanadkii hore ku kulmeen Hotel ku yaalay Magaalada Paris ee Dalka Farnce.

Fanaanada Rihanna ayaa iyadu u haysa Jacayl xoogan laakiin waxa ay mudooyinkaan xaaldeeda tahay mid aan saadaalin laga bixin Karin kidib markii khilaafkooda soo lab laabtay waxa ayna qudheeda shaki wayn ka qabtaa Xariirka dib u soo celiyeen Chirs Brwon iyo Karrueche.


Arintaa Chirs ku dhacday ayaa ku soo aaday xili wax ka yar 10 daqiiqo ka maqnayd Rihanna oo xiligaa ka tagtay kidib markii Goob lugu caweeyo oo Fanaaniinta iskugu yimadaan ku kulmeen waxa uuna iminka ka fikiri doonaa go,aankiisa ku aadan tii uu raaci lahaa Rihanna, iyo Karrueche

_________________________________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 11:06 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada