Raisal Wasaare David Cameron oo ka diiday Justin Bieber in laga qafiifiyo £10,000 oo lugu ganaaxay

Raisal Wasaare David Cameron oo ka diiday Justin Bieber in laga qafiifiyo £10,000 oo lugu ganaaxay

Waxaa kulan aan hore loo sii shaacinin ku dhaxmaray Magaalada London Raisal wasaaraha Dalka Egland Camaroon iyo Fanaanka caanka ah ee justin Bieber kaa oo aan saxaafada loo ogolaan in ay goobjooge ka ahaato .

Kulan kaan oo aan si dhab ah loo xaqiijin Karin waxa uu salka ku hayo ayaa la sheegay in uu codsaday Justin sida ila xog ogaal ah laga helay waxna la sheegay in ay ka wada hadleen arima la xariira Lacago ganaax ah oo lugu soo rogay Fanaanka in uu bixiyo kaa oo ku soo rogay Xisbiga Conservative Party sida la aaminsan yahay .


Inkastoo aan si fiican kulan kaa wixii xooga lugu saray aan la qeexin hadana waxaa la sheegay in Fanaanka justin loo sheegay in uu bixiyo lacag dhan £10,000 taa oo Xisbiga la sheegay in uu ku amray in uu bixiyo kidib markii lugu helay kiis dinbi ah uu galay


Fanaanka ayaa la sheegay in lugu soo eedeeyay in uu xad gudub ku sameeyay Gebdho da,dooda ka hoosayso 10 sano tasana Xisbiga uu dacwad ku soo oogay balsa waxaa la sheegay in Fananka uu arintaa iska diiday .

Justin ayaa ka corooday arintaan waxana la sheegay in uu Camroon ku diiday in arintaa dib u eegis lugu sameeyo iyadoo la sheegay in kiiskaan lugu ogaaday daraasaad la sameeyay sida ilo xog ogaal ah laga helay .



Ma cada ilaa iyo hada sababta rasmiga ah ee salka ku hayso hayeeshee Fanaanka Justin oo mudooyinkaa Uk joogay ayaa waxaa hore ugu eedaysnaa arima la xariiray dil uu gaystay asiga oo Dalka Maraykanka Gobala ka mid ah uu mama nuuc ka yahay in uu tago .

_________________________________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 11:02 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada