Gees Xiirayaasha Milan Oo Sheegay In Ay U Baahan Waqti Ay Isku Fahmaan

Gees Xiirayaasha Milan Oo Sheegay In Ay U Baahan Waqti Ay Isku Fahmaan

Weeraryahanka Taliyaaniga ee AC Milan ayaa ka hadlay Xiriirka kala dhaxeeya ninka dhibka badan ee Mario Balotelli oo Milan kula soo biiray Xagaagan.
 
Stephan El Shaarawy ayaa qeexay inuu aaminsanyahay in labadooda ay Si wada jir uwada shaqeyn karaan,Qaar kamid ah idaacadaha dalka Taliyaanoga ayaa faafiyay war ah labada Nin ee taliyaani in ay isku qaab u wada ciyaari karin..

Laakiin Ciyaaryahankii hore ee Genoa ayaa beeniyay warkaas waxaana uu ku nuux nuuxsaday iney u baahan yihiin waqti ay iskula qabsadaan.

Isagoo la hadlayay Milan Channel waxaa uu Stephan El Shaarawy ku andacooday in labadooda kaliya labo kulan ay wada ciyaareen,
Dhinaca kale 20 jirkan Masar iyo Taliyaani iska dhalka ayaa sheegay inuu ka dhaawacan yahay labada Jilbood.
_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:44 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada