Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada oo Wareysi Siiyay Barnaamijka Bilaa Quyuud ee ka baxa BBC da”Warbixin+VEDIO

Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada oo Wareysi Siiyay Barnaamijka Bilaa Quyuud ee ka baxa BBC da”Warbixin+VEDIO


Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada ee Dowladda Federalka Soomaaliya Mudane Faarax Sheekh C/qaadir Ayaa Waraysi Dhinacyo badan Taabanaya Siiyay Barnaamijka Bilaa Quyuud ee ka baxa Laanta Afka Carabiga ee BBC.

Mudane Faarax Sheekh C/qaadir ayaa ka hadlay Qaabka ay Dowladdaan Cusub oo Madaxda kayahay Madaxwayne Xasan Shiikh Maxamuud ku Soo dhisantay Wuxuuna sheegay In Dowladdan ay u Dhan yihiin Aqoon yahanada Soomaaliyeed ayna ku Jiraan Baarlamaanka Cusub ee Soomaaliya iyo Dhamaan Laamaha Dowladda ay ka Koobantahay Wuxuna shegay in Madaxda Dalka Soomaaliya aysan ahayn Dadkii ka Qeeb Qaatay Dhibkii ka Dhacay Dalka Soomaaliya .

Sidoo kale Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada ayaa ka hadlay Shirkii ka Dhacay Magaalada London iyo Waxyaabaha ay ka wada hadlayn Dowladda Soomaaliya iyo Dowladda Ingriiska wuxuuna aad ugu Nuux Nuuxsaday in Dowladda Cusub ee Soomaaliya ay u bahaantahay Caawinaad dhankasta ah Maadaama Dalka uu bur bursanaa Mudda 22 Sana ah .

Waraysiga uu Bixiyay Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada ee Dowladda Federalka Soomaaliya Mudane Faarax Sheekh C/qaadir oo dhameestiran ka Daawo Qeebta Hoose



_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada