Haweenka Oo La Ogaaday In Ay Leeyihiin Magnet Soo Jiida Ragga

Haweenka Oo La Ogaaday In Ay Leeyihiin Magnet Soo Jiida Ragga


Baaritaan la sameeyay ayaa lagu sheegay  in raggu ay si aad ah u fiiriyaan haweenka gaar ahaan iyagaga  oo hal meel  ka beegsada  , warbixinta ayaa lagu xusay sababta ay aad ugu fiiriyaan halkaas xubin .
Ragga dhamaantood ayaa aad uga hela naasaha haweenka oo marka kaliya oo ay eegayaan  isha kusii naba  , xubinta dumarka ayaa lagu xusay warbixinta in ay raggu sida magnetka oo kale ay usoo jiidato  kuna abuurta dareen .
Warbixinta ayaa sii raacisay in nimanku ay dareen xad dhaaf ah kaqaadaan xubintaas , iyaga oo  isbela xaaladdii ay kusugnaayeen waqtigaasi ;  heerkooduna uu noqonayo mid kafekera  ciyaarta sariirta .
Haweenka ayaa iyana lasheegay in ay tahay  halka ay kagaaraan gariirka galmada  ; iyaga oo xishood kamuujiya kolku ninku aad u fiiriyo naasaheeda  iyada oo durbadiiba habkii ay usocotay ama u istaagnayd bedesha .
Sidookale warbixinta  shaacisay in haweenku aysan  baneeynin  xubintan aadka muhiimka u ah iyadoo beryahan danbe ay soo badaneyso in ay daboolka kaqaadaan tani  waxa ay sababi kartaa in uu iloobo  ninku shaqadiisa  uu gacanta ku hayay sida asiga oo xafiiskiisa fadhiyo  oo uu arko haweeney shidan  .

_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada