Ragga Jiimka Qaado oo fariimo noo soo mariyayay hawada

Ragga Jiimka Qaado oo fariimo noo soo mariyayay hawada


Ragga jiimka qada ayaa  fariino culus hawada noo soo mariyay.

Balse waxan ka soo qadan doonaa hal wiil oo xaqiiqada noo soo shegay oo yidhi jiimku waa qatar ninka ragga ahne in uu wax u dhibayo waa la arkay xataa waxan cadeyn idinka keeni donaa  hadii uu alle inoo qadaro mid ka mid ah qurbo jeego Somaliyeed oo magaciisa loo soo gabiyay Mohamed Elmi ee ku sugan wadanka Swedan Indhahiisane waxu ku arkay wiil dhalin yaro ah oo wadanka Swedan soo galay mudo 26 sano kahor  aadne u xiisen jiray jiimka ayaa waxaa uu la kulmay dhibaatooyin fara badan oo kaga yimid ragga nimada iyo jirkiisaba.

Jiimqadow  calamadan hada isku arki mesid balse dib ayeey ka imandoontaa  taas waa lgu hubaa in ay qatar hatah daawooyinka jiimka sida cirbada leesku duro iyo walxaha lacabo  xataa intas waxaa sii dheer qofka oo qaarka hore aaryo ka buuxsanta lugahane jaabo jaabo uu ka noqodto plz  and plz kuma roono daawooyinkas yeeyna ku see jin ragga nimadada nin yahow. wabilaahi towfiiq. waxii intaas dheer ku soo dir emalada.


W/Q Abuukar jaliil


_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada