Justin Bieber oo rabo in uu dhaqaalo u Aruuriyo Caruurta African ah ee Dhaqaalo xumida haysato

Justin Bieber oo rabo in uu dhaqaalo u Aruuriyo Caruurta African ah ee Dhaqaalo xumida haysato


Fanaanka Da,da yare e Justin ayaa u sheegay TVABC in uu damacsan yahay in uu qabto Bandhigyo uu dhaqaalo ugu aruurinayo Caruurta Africanaka ah ee dhibaatooyinka dhaqaalo xumida haysto ee ku nool Wadamada Brtamaha Africa iyo Bariga .

Qoraal la soo dhigay Twitterka aya lugu soo daabacay in Justin hadalkaa laga soo xigtay waxa uuna sheegay in qorshahaa uu dhwaan wado in uu qabto asigoo tilaabadaa ku tilmaamay mid uu xooga saari dono .

Fanaanka Justin ayaa sheegay in dhibootooyin xoogan ay haysato Malaayiin caruur ah oo aan haysan wax daryeel ah waxuuna sheegay in dhaqaalahaa ugu talagalay in uu ku taageero.

Bisha soo socota ayuu sheegay Fanaanka in uu tagi doono Dalka Camaroon waxuuna sheegay in uu halkaa u tagi doono sidii uu u soo indho indhayan lahaa xaaladaha Caruurta aadka u yar yar haysata ee Dalalka Africa qayb ka mid ah ku haysato .


_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada