Kim Kardashian iyo Kanye West ,Will Smith oo socdaal ku tagay Brazil

Kim Kardashian iyo Kanye West ,Will Smith oo socdaal ku tagay Brazil

Socdaalkaa aay sida wada jirka ah ugu tageen dalka Barziil Labada Fanaan ee lamanaha ah iyo Actarka Bolloywoodka ee  jila Filimaanta Maraykanka Will Smith ayaa la sheegay in uu la xariiro bandhigyo ar rabaan halkaa in ay ku qabtan ka hor inta aan la gaarin Koobka aduunka oo Barziil lugu qaban doono.

Labada Fanaan ee lamaanha ah KIM iyo Kanye ayaa la sheegay in labadaba ay ka mid yihiin fanaaniin dhawaan la magacabay in ay xaflada furitaanka Koobka aduunka ka soo qayb gali doonaan waxana iminka socdaalkooda la xariiraa howlahaa sida uu soo daabacay wargays ka soo baxa Dalka Brazil.

Xiddigaha ayaa socdaalo kala duwan ku tagi doono Magaalooyin dhoor ah waxana ay iminka joogaan xarunta dalka Baraziil halka oo la sheegay in aay ku qaban doonan Bandhigyo kala duwan waxana ay sidoo kale booqan doonaan Garoonka wayn ee dhawaan la dmaystiray ee furtaanka ciyaaraha aduunka lugu qaban doono .

Kanye West oo saxafadda kula hadlay Rio De Janeiro xalay ayaa u sheegay in uu aad u la dhacay Dalka Baraziil waxuuna tilmaamay in marki ugu horaysay ay tahay ee uu yimaado socdaalkoodana uu salka ku hayo indho indhaynta cimilada Dalka Barziil oo 2014 marti galin doona Koobka aduunka.
_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada