Lil Wayne oo wacdaro ka dhigay Xaflad ay joogeen Fanaaniin kala duwan

Lil Wayne oo wacdaro ka dhigay Xaflad ay joogeen Fanaaniin kala duwan

Xaflad aad loo soo agaasimay oo goob joogayaal ka ahayeen Fanaaniin kala duwan oo ay qabsadeen Fanaaniinta ugu caansan Dalka Maraykanka ayaa waxaa wacdaro ka muujiyay Lil Wayne.

Fanaanka lil wayne ayaa ka qaaday hees soo jiidtay dareenka in badan oo ka mid ah dadkii ka soo qaybgalay waxana hal mar sacabka u tumay Kumanaan tageerayaashiis ahaa oo halkaa ku sugnaa .

Xiddigaa ayaa noqday xiddigii ugu shidnaa Xafladaa waxaana dadkii joogaay aad ula dhaceen waxyaabahii uu la soo shartagay Lil waxuna halkaa ku helay tageerayaal badan oo asiga taageersan.

Fanaaniin kala duwan ayaa halkaa ka qaaday heeso kala duwan maadama xafladaa ay ahayd mid ay Fanaaniinta iska qabsadeen maadama ay ku jiraan maalmahooda Weekend waxna ka soo qaybgalay Kumanaan dad ah oo tageerayaal ah .
_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada