Shahrukh Khan Iyo Salman Khan Oo Khilaaf Xoogan Uu Soo Kala Dhaxgalay Sababta Maxay Tahay

Shahrukh Khan Iyo Salman Khan Oo Khilaaf Xoogan Uu Soo Kala Dhaxgalay Sababta Maxay Tahay

Labada actar ayaa lugu so waramayaa in colaad xoogan ka dhax taagan tahay taas oo soo caan baxday isbuucyadii u danbeeyay kidib markii midba midka kale ka eedeyay Warbaahinta sida uu soo daabacay Wargayska ugu afka dheer Magaalada New Dalhi.

Salman khaan iyo Shahrukhaan ayaa ah laba actar oo caan ka ah Dalka hindiya, hayeeshee waxaa la tilmaamay in uu ka dhaxtaagan yahay khilaaf xoogaan oo sabteeda aan si rasmi ah loo xaqiijin Karin, waxa uu salka ku hayo maadama labadooda ay ka gaabsadeen in ay faah faahiyaan wax ay isku hayaan.

Wargayska oo soo xiganaya dad xog ogaal ah ayaa sheegay in ruuxa ay xogta ka heleen u sheegay in dagaalka Labada Actar uu salka ku hayo filimaan ay labadooda isla soo saareen balsa salman khan uu wax is dabamarin ku sameeyay heshiis ay labadooda gaareen sida xogta la helay sheegtay .

Ma cada in arintaa ay filimka salka ku hayso iyo in kale balsa waxaa laga dareemayaa Labadaa Actar kala fogaansho dheer oo soo kala dhaxgashay sida ay u kala hadlayaan xiliga ay warbaahinta ka hadlayaan waxana mid kasta si adag u weerarayaa kan kale .


_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada