Love Sms Udir sida ay mar waliba ku jeclaato hadii ad rabto lamantada ama gacaliyadaha

Love Sms Udir sida ay mar waliba ku jeclaato hadii ad rabto lamantada ama gacaliyadaha


Udir  mar waliba habkaan sida aad u hesho qalbiegda ama qalbigiisa waa habka ugu sahlan aad ku qaban karto qalbiga. Maxaa lagaga bahan yahay in aad sameyso marka hore wadeed u mareysa wiil yahow ama gabar yahay.
Sms love waa midka kali ah si kal iyo laab ah leesku jeclaado iskuna so dhaweyo lamanaha manata jira wayo alada cusub ee  dunida tag tay ee tiigsatay kuna socota xidigaha ayaa isku sahashay in lamanaha isku diran Sms love.
Qabkaan uqor marka hore ha hilmaam salanta macanta bada ee islaamka oo ah ASC/ Xubi and xayaatii xalada my babay iyo sidan soo socota aan ku soo qori doono u qor  adiga oo caloshada ka daremaya Sms Love habaka aad u qori laheed isku day in aad tahay qof  jooga marka aad qoreyso aan hawada ka maqneyn ama xaawo kale ka farakaya ogow in aad fashil kuu imaan karto  hadii aad qorto adiga oo maankaga joogin taas wa lagau hubaa ee man kaga u raarici qofka aad fariinta kal gacal hawada u marsineyso.
Adiga oo Smska u badaniya hadalo ka qosliya qoftada mar walibane dhola cadeyn ku dar durbada aad qoreyso.
macaanto ilove u mar waliba ogow in ad tahay ifka nolosha dumarka oo idil adiga u qurxan dheman dahab luula ayad tahay ee macanto aniga fakar ima yaree gormeen guri xalaal ah wada tagnaa nolol wada qadanaa.



_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada