Ma Isku Aragtay Qaar Ka Mid Ah Astaamahan Oo Weliba Aadan Iska Reebi Karin

Ma Isku Aragtay Qaar Ka Mid Ah Astaamahan Oo Weliba Aadan Iska Reebi Karin


jaceylka ayaa ah mid siyaabo kala gedisan u haleela bini’aadamka  , mana ah wax ku cusub qof soo maray waxa jaceylku yahay kaasi oo xasuus wacan ay u tahay qoraal keena maanta aanu kusoo qaadanayno.
Haddii aynu  dib ugu laabano mowduuceena kor ku xusan  nala wadaag hadaba ma isku aragtay astaamaha kan :  adiga oo cabsi dareema qofka aad saaxiibka tihiin ama aadan diidi karin wax kasta uu kuusoo bandhigto .
Jawaabahaaga oo idil aad siinaysana ay yihiin kuwa maya oo dhan aysan kujirin ; waxa inta badan lagu micneeyaa tan jaceyl  wanaagsan oo  hadii aad isku aragto ha is oran maxaa iga qaldan oo saaxiib kan u qaatay maskax dayda  oo idil.
Waxa ay inta badan Soomaalidu  yiraahdaan aniga gacaliyahayga waa iga burji sareeyaa oo lamacno ah waa  uu iga awood sareeya mana kadiidi karo wax waliba.
Astaamaha usii qaaska ah ayaa ah adiga oo baraf camal noqda gacmaha biyo ka da’aan , markasta oo aad doonayso in aad lahadasho iyo dareen kale oo  kugu abuurma koley waa adiga oo xaaladii aad  kusugnayd  uu is bedel kuyimaado , tani ayaana ah mid iska caadi ah ; hana u fekerin si qaldan waa kaliya jaceyl awood xoog leh ku  bilowday.

_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada