Maamulka Somaliland oo xukun kuriday Xildhibaan Jaamc Axmed Maxamed oo kamid ah baarlamanka Soomaaliya.

Maamulka Somaliland oo xukun kuriday Xildhibaan Jaamc Axmed Maxamed oo kamid ah baarlamanka Soomaaliya.


Maxkamada gobalka Maroodi Jeex ee Hargeysa ayaa waxa ay kuriday Xildhibaan Jaamc Axmed Maxamed oo katirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya in laga soo masaafuriyo deegaanada Somaliland iyo inlaga qado lacago ganaax ah.

Xukunka Maxkamaddu ku riday Xildhibaankaasi ayaa waxaa kujira in Hal Milyan oo shilling Somaliland ah Ganaax ahaan looga qaado.

Xildhibaankaan oo kasoo jeda gobalada leesku yiraahdo Somaliland ayaa waxaa lashegay in waqtiga loo qabtay in deegaanadaasi looga soo saaro ay tahay uun 24 saac oo kali ah.

Xildhibaanka ayaa waxaa horay gacanta ugu dhigay ciidamada amaanka maamulka Siilaanyo oo ku eedeeyay in uu maleegayay howla ka dhanka ah maamulka Hargeysa ee gooni u goosadka u ola oleynaya.

_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:26 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada