Justin Bieber oo soo xirtay Laba Sacadood oo Dahab ah oo ku fadhiya 2.5 M

Justin Bieber oo soo xirtay Laba Sacadood oo Dahab ah oo ku fadhiya 2.5 M


Fanaanka caanka ah ee Justin ayaa si la yaab leh uga soo muuqday Bandhig lugu qabtay Magaalada NY xalay oo ahaa barnaamij ay soo qaban qabiyeen Shirkad ka beec mushtarta Gawaarida oo Dalka Maraykanka laga leeyahay.


Justin ayaa soo xirtay Laba sacadood oo dahab ah kuwaa oo ku fadhiya lacag lugu qiyaasay 2.5 M sida dadka wa udrusa sheegeen waxana dad badaan aad ula yabeen waxa uu fanaanka Laba sacadood ku doortay .


Justin oo loo haysto dacwad la xariirta dil gebdha yar ayaa u muuqday mid aan warba u hayn xaaladahaa waxa uuna habeenkii xalay ka muuqday farxad dheeriya asiga oo la socdeen saxibadii .


Justin oo ka mid ah Fanaaniinta ugu caansan dunida ayaa la sheegeey in dhaqaalaha ugu badaan ka soo galo Xayaysiisyada uus ameeyo waxa uuna Fanaanka lee yahay Albuna kala duwan uu soo saaray Justin bieber.

_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:32 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada