Macaanto mar waliba waan ku tabaa waana kugu riyodaa my babay

Macaanto mar waliba waan ku tabaa waana kugu riyodaa my babay

Gacliso, Muxuu wadnahayga u doonayaa inuu ku jaclaado Maxay gacmahayga u doonayaan inay ku taabtaan,Maxay indhahayga u doonayaan inay ku eegaan.

Maxay Bishimahayga u doonayaan inay ku shumiyaan ,maxayse naftayda u doonaysa in ay ku hesho adiga! xayaati waad i xaday Maalintii aad ku soo biirtay noolashayda ayaa waxaan kaa dhigtay qof ii khaas ah ,waan ku jaclahay xabiibtii.

_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:15 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada