Dadweyne careysan ayaa gacanta ku soo dhigay nin lagu eedeynayo in uu ka dambeeyo dilka Sheekh C/Qaadir Nuur oo galabta ka dhacay magaalada Garoowe.
|
Dadkan soo qabtay ninka oo uu dagaal la galay ayaa ka dhaawacay laba ruux, sida ay wararku sheegayaan.
Ninka la qabtay ayaa lagu sheegay da`diisa inta u dhaxeysa 18-2o jir, waxaana ugu dambeyn lagu wareejiyay booliska.
DAAWO FILMKA:
|
Wareysi gaaban oo lala yeeshay inta uu ku jiray gacanta dadweynaha ayaa la weydiiyay qabiilkiisa iyo halka uu ku dhashay waxaana uu ku jawaabay... Daawo filmka. |
Xiggasho: calanka.com
|
_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
kuwaana Akhriso Caadi Ma Ahan: layaab.,
somali
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:30 and have