Rihanna oo dubaal dagaysa sanad Guradeedii 25aad

Rihanna oo dubaal dagaysa sanad Guradeedii 25aad

Fanaanada caanka ah ee Rihanna ayaa waxaa u curtay sanad cusub kidib markii ay qabatay xalay xaflad wayn oo ay ugu dabaal dagayso sanad guuradeedii 25aad ee ka soo wareegtay xiligii ay dhalatay .
Xaflad aad loo soo agaasimay oo si wada jir ah u maamulayeen saxibkeeda Chirs Brwon iyo Rihanna ayaa xalay lugu qabtay Magalada NY sida uu soo daabacay TMZ oo soo xiganaya ilo xog ogaal ah .
Fanaanada ayaa sanadkaan gashay sanadkeedii 25aad waxa ayna u dabaal dagaysaa sanad guuradeedii iyadoo bogta Twitterka soo dhigtay sawiro kala duwan oo ay saxibkeed Chirs ku wada jiraan iyo waagii ay yarayd.
Rihanna aya saxib la ah Fanaanka Chirs Brwon waxa ka dhaxeeya xariir muda soo jiray walow dhoor jeer oo hore isku dhacyo dhaxmarayn waxana iminka xariirkooda yahay mid soo hagaagayo .
_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada