Shahid Kapoor oo soo wado Filim Cusub

Shahid Kapoor oo soo wado Filim Cusub


Actarka Caanka ka ah Bollywoodka Shahid Kapoor ayaa wada qorsha uu ku doonayo in uu ku soo saaro Filim cusub uu dhawaan doonayo in uu soo saaro kaa oo ku dhigi doono Dalalka Carabta meela ka mid ah .

Filimkaa ayaa waxaa la soo jili doona Actarka kale Rajkumar waxana filimkaan la sheegay in uu ku kici doono dhaqaalo badan walow uusan Shahid Kapoor sheegin inta dhaqaalaha uu la ekaan doono .

Soo saaraha Filimkaan oo la yiraahdo Prabhu Dheva ayaa sheegay in la dhamaystiray Mashruucii lugu fulin lahaa Smaynta filimkaa waxa uuna sheegay in lugu dhigi doono Dalalka Carbta gooba ka mid ah sida Magalada Doooxa ee Dalka Qatar.

Actarkaa ayaa soo saaray Filimaan badan oo caan ah waxa uuna ka mid yahay Actarada sida aadka ah Dalka Hindiya looga jacayl yahay ee ay ku xiran yihiin Malaayiinta xiiseeya Filimaantiisa.


_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada