Justin Bieber oo Qorshaynayo In uu Bedal Ku Sameeyo Gaarigiis Ferrari-ga Ah

Justin Bieber oo Qorshaynayo In uu Bedal Ku Sameeyo Gaarigiis Ferrari-ga Ah


Fanaanka Justin ayaa wada qorsha uu ku damacsan yahay in uu iskaga bedalo gaarigiis yarkaa ee Ferrari kaa oo ah nuucii u danbeeyay ee la soo saaro waxa uuna sheegay in uu doonayo in isbedal ku sameeyo .

Gaarigaa uu iminka qorshaha uu yahay in uu bedalo waa kii sababta u ahaa sawir qaade ku noolaa Mgaalada NY uu shil u galo owgiis xili uu gaarigaa oo nuuca dheereeya bursanayay .

Sanadkii aan ka soo gudbnay ayay ahayd markii sawir qaade ku sugnaa NY habenkii sandka cusub uu arkay gaarigaa Justin balsa u qaatay in uu saarnaa hayeeshee gaari kale oo ku bursaday ayaa shil lagalay uu u dhintay dhawcii ka soo gaaray .

Justin iyo Lil Twist ayaa labada doonaya in gaari kale soo qaataan balsa waxaa si dhab ah loo ogayan sababta gaarigaa oo ay shirkada gawaarida soo saarta ka heleen uu u bedalayo iyadoo aan la gaarin xiligii heshiiska wada galeeen .

_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada