Libaaxyo Xirtey Wadada Ugu mashquulka Badan ee....

Libaaxyo Xirtey Wadada Ugu mashquulka Badan ee....

Laba libaax ayaa waxa ay xirteen mid kamid ah wadooyinka ugu mashquulka badan caasimada dalka Kenya ee Nairobi iyaga oo sababay in uu hakad galo isu socodka Gaadiidka.

Labada libaax oo lasheegay in ay isla dhasheen ayaa waxa ay ku dheelayeen wadada bartamaheeda kadib markii ay kasoo bexeen carwo xayawaanaadka lagu xananeeyo iyada oo dhamaan dadkii lakulmay ay aad uga argagaxeen. 

Libaaxyada oo in muda ah xayirayay dadkii iyo gaadiidkii ku soo aaday xilligii ay wadada goosteen ayaa ugu danbeyn waxaa goobta kaweday masuuliyiintii carwada ay ku xanaaneysnaayen.
_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:37 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada