Muqdisho: Wariye Damiin lagu sii Daayey

Muqdisho: Wariye Damiin lagu sii Daayey

Weriye Daa’uud Cabdi Daa’uud oo ka tirsan idaacadda Kumiye ee magaalada Muqdishu ayaa sheegay inuu maanta tagayo xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka si uu u ogaado in dacwad lagu soo oogayo iyo in kale.

Daauud waxaa damiin lagu sii daayey maalintii Talaadada markii la soo farageliyey, iyadoo la qabtay shanti bishan kadib markii lagu eedeeyey inuu af-lagaadeeyey marwada madaxweynaha Somalia, taasi oo uu beeniyey.
_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:45 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada