Sharciyeynta Warbaahinta & Isgaarsiinta

Sharciyeynta Warbaahinta & Isgaarsiinta


Munaasabad lagu soo bandhigayey xeerkan cusub ee lagu maamulayo warbaahinta iyo isgaarsiinta
Soomaaliya, ayaa waxaa goob joog ka ahaa qubaro xagga warfaafinta iyo Isgaarsiinta ah iyo sidoo kale xubno ka socda dhanka dowladda federaalka.

Wasiirka Warfaafinta, Isgaarsiinta, Boostada iyo Gaadiidka Cabdullaahi Ciilmooge Xirsi oo la hadlay VOA, ayaa sheegay in xeerkani uu farayo shirkadaha isgaarsiinta iyo hay'adaha warbaahinta inay is diiwaan galiyaan oo ay sameystaan laysan ama ruqsad ay ku howlgeli karaan. 

Soo bandhiga xeerkan ayaa ku soo beegmaya xilli ay su'aali ka taagan tahay xariga wariye Abdicasiis Koronto iyo gabar la sheegey in la kufsadey oo uu wariyahani wareystey.

_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:04 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada